
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ogaysiinayaa dhamaan Ardaydii iska diiwaan galisay Xaruunta Hargeisa ee Machadka Shaqaalaha Dawladda in La galidoono Maalinta ee Bishu tahay 06-10-2025 ee waxba
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ogaysiinayaa dhamaan Ardaydii iska diiwaan galisay Xaruunta Hargeisa ee Machadka Shaqaalaha Dawladda in La galidoono Maalinta ee Bishu tahay 06-10-2025 ee waxbarashada heerka koobaad kaas oo ee Machadka
Hadaba waxaanu ku wargalinaynaa Ardayda Iskadiiwaangalisay inay wakhtiga ilaaliyaan maalintaa imtixaanka lagalaayo.
