OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS…. Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamaan bahda jecel waxbarashada ee doonaysa inay ka faa’idaysato waxaa bilaabmatay isdiiwangalintii waxbarashada machad

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS….
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamaan bahda jecel waxbarashada ee doonaysa inay ka faa’idaysato waxaa bilaabmatay isdiiwangalintii waxbarashada machadka ee heerkiisa kobaad,hadaba kuliyadaha uu qadanayo sannadkan 2025 Machadku heerkisa koobaad waxa ka mid ah
Heerka koobaad (Undergraduate)
1) Human Resources Management
2) Accounting and Finance
3) Law & legal studies
4) Public Administration
5) Economics
6) Statistics
Hadaba madoonaysa inaad ka midnoqoto ardayda waxkabarata iska diiwangali xaruunta hargaysa mudo kooban socondonta