
OGAYSIIS OGAYSIIS…. Machadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ogaysiinaya Dhamaan Ardayda jecel waxbarashada in la kordhiyay Isdiiwaangalintii waxbarashada heerka koobaad ee Machadka isla markaana uu xidhm
OGAYSIIS OGAYSIIS….Machadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ogaysiinaya Dhamaan Ardayda jecel waxbarashada in la kordhiyay Isdiiwaangalintii waxbarashada heerka koobaad ee Machadka isla markaana uu xidhmayo 2bisha, October 2025 oo ku beegan malinka Khamiisa.
