Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka qabsoomay kulan kaas oo loogu diyaar garoobaya Xafladda Qalinjabinta Machadka ee dufcadda 14aad taas oo ku beegan bari oo bisha tahay 23 Sebtember 2025.