
Agaasimaha Guud ee Machadka Shaqaalaha Dawladda mudane Mohamoud Saed Adaad Ayaa shalay kaqayb galay Xaflad Abaalmarin iyo Dhiirrigelin ay u Sameeyey Ardayda Ka Qalin Jabiyey Saxaafadda taas oo ay so
Agaasimaha Guud ee Machadka Shaqaalaha Dawladda mudane Mohamoud Saed Adaad Ayaa shalay kaqayb galay Xaflad Abaalmarin iyo Dhiirrigelin ay u Sameeyey Ardayda Ka Qalin Jabiyey Saxaafadda taas oo ay soo qaban qaabisay Ururka SOLJA - Somaliland Journalists Association.Dhanka kale , SOLJA ayaa shahaado-sharaf ku maamuustay Machadka Shaqaalaha Dawladda ( Civil Service Institute CSI ), kaas oo door weyn ka qaatay taageerada iyo kobcinta warbaahinta.
