Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa saaka u Furmay Tababar Kaas oo ahaa Human Rights in a Public Service, Tababarkaas oo ay qadanayaan 15 wasaarado iyo hayado iskugu jiraan gaar ahan waaxda maraynta S

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa saaka u Furmay Tababar Kaas oo ahaa Human Rights in a Public Service, Tababarkaas oo ay qadanayaan 15 wasaarado iyo hayado iskugu jiraan gaar ahan waaxda maraynta Shaqaalaha iyo waaxda sharciga Tababarkaas oo soconaya muddo 5 cisho ah,
sida oo kale Tababarkaas waxaa Furitankiisa kasoo qayb galay Agaasimaha Guud ee Machadka Shaqalaha Mudane Mohamoud Saed Adaad, oo ay ku waheliso Agaasimaha waaxda Tababarada iyada oo halka ugu sharaxday shuruucda iyo xerarka u yaala Machadka Shaqaalaha Dawladda, Tababarkaas oo uu bixinayay Khabiir ku takhasusay mudane Abdiqani salebaan oo uu la bixinayay Ahmed.
Ugu danbayn, Agaasimaha Guud ee Machadka Ayaa ku dhiiriyay Shaqaalaha inay ka faaidayaan Tababarkan isla markana ay ku celiyaan wasaaradaha ay ka imadeen aqoontaa ay ka faidaysandoonan.