Machadka Shaqaalaha Dawlada waxaa ka qabsoomay kulankii agaasimayaasha ee todobaadlaha ahaa kulankaaso warbixino lagaga wada hadlayay kusabsan postgraduate program launching sidii lo dardargalinlaha h

Machadka Shaqaalaha Dawlada waxaa ka qabsoomay kulankii agaasimayaasha ee todobaadlaha ahaa kulankaaso warbixino lagaga wada hadlayay kusabsan postgraduate program launching sidii lo dardargalinlaha hawlaha kale kasocda machadka Sidookale, shirka waxa shir gudoninayay Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda mudane Omer-sayid Qalonbi