OGAYSIIS OGAYSIIS....... Mac'hada Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamman ardaydii u fadhisatay Entrance exam in laso dhajiyay natiijooyinkii imtaxaanka ayna ka eganaya mac'hadka Sidoo

OGAYSIIS OGAYSIIS.......
Mac'hada Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamman ardaydii u fadhisatay Entrance exam in laso dhajiyay natiijooyinkii imtaxaanka ayna ka eganaya mac'hadka
Sidookale waxaad ka helikarta natiijada imtixaanka ardaydii kusobaxday link hoose.
Ugudanbayn Mac'hadku waxa uu Hambalyo u dirayaa dhammaan ardaydi kuso baxday imtixaanka