
Shalay, Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka furmay Tababarka kaas oo ah Report writing skills , Kaas oo ay ka qayb galeen 10 Wasaaradood iyo Hay'addood iskugu jira,Tirada dadka ka imaadayna ay dhana
Shalay, Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka furmay Tababarka kaas oo ah Report writing skills , Kaas oo ay ka qayb galeen 10 Wasaaradood iyo Hay'addood iskugu jira,Tirada dadka ka imaadayna ay dhanaayen 30 qof, mudada uu soconayo tababarkan uu yahay 5 cisho.Ugu danbayn Tababarkan furitaankisa waxaa kaso qaybgalay isla markana Furay Agaasimaha waaxda tababarka Noura Nuuh,Sida oo kale Tababarka Waxaa bixinayay Khabiir ku takhasusay oo in badana ku shaqaynaya Mr. Abdirahman