Xafladda Qalinjabinta Dufcadda 14aad iyo sannad guuradda 20aad ee Machadka Shaqaalaha Dawladda, Qar ka mida masuuliyiin lagudoonsiyay Shahaado Sharaf kuwaas oo ku suntana Kor uqaadida Sumcada,Aqoonta

Xafladda Qalinjabinta Dufcadda 14aad iyo sannad guuradda 20aad ee Machadka Shaqaalaha Dawladda,
Qar ka mida masuuliyiin lagudoonsiyay Shahaado Sharaf kuwaas oo ku suntana Kor uqaadida Sumcada,Aqoonta,Kartida Awooda Machadka Shaqaalaha Dawladda.
Masuulintaa oo iskugu jiray Agaasimihii ugu horeeyay ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Mohamed Mihile Boqore, Kuxigeenka Agasimaha waaxda waxbarasha ee Machadka Ahmed Mohamed Abdilahi, G.Dh. Mustafe Abdi Hassan iyo UNPD
#CSIGraduate #CSI2025