Shalay, hoolka shirarka ee Civil Service Institute CSI waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi, ugu horayn kulankaa

Shalay, hoolka shirarka ee Civil Service Institute CSI waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi, ugu horayn kulankaas ajandihiisa waxa ka warbixin Agaasimaha fulinta, dhanka kale Gudidii loo saaray dib u habaynta qaab-dhismeedka Machadka iyo gaar ahaan Nidaamka casriga ah ee maamulka shaqaalaha dawladda ee Machadka Ayaa soo jeediyay warbixin kusaabsanay Dib u habayntaas, Sida o kale, Agasimaha waaxda Tababarada ayaa warbixin ku saabsan ka bixisay kulan ay lasooqateen wasaarada warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta kulankaas oo darna sidii laskaga kashanlaha Tababrada,
Ugu danbayn, Agaasimaha fulinta machadka ayaa ku hambalyeeyay agasimayaasha hawlaha shaqo ee qaranka u hayaan ku dhiiriyay inay halaka kasii wadaan