Today, the Civil Service Institute conducted a security ethics & security awareness training for security personnel which organized by the General Service Department and Planning Department, especially the Communication section team.
The training was aimed at raising the awareness of the institute's security staff on performing security procedures for visiting visitors to the institute
Machadka Shaqaalaha Dawladda ayaa maanta tababar ku saabsan anshaxa amniga & wacyiga amniga u qabtay howlwadeennadiisa amniga kaas oo ay soo qabanqaabiyeen waaxda adeegga guud iyo waaxda qorsheynta, gaar ahaan kooxda qeybta isgaarsiinta.
Tababarkan ayaa ujeedadiisu ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa wacyi-gelinta hawl-wadeennada amniga ee machadka si ay u gutaan habraacyada amniga ee dadka booqanaya machadka.