Saaka oo Maalin Isniin ah waxa Mac'hadka Shaqaalaha Dawladaa ka Qabsoomay Shir Bilaha Ahaa oo laysku waydaarsanayay hawlaha iyo shaqooyinka ka qabsoomay iyo waxa u qorshaysay. Sidoo kale waxa Maamulka

Saaka oo Maalin Isniin ah waxa Mac'hadka Shaqaalaha Dawladaa ka Qabsoomay Shir Bilaha Ahaa oo laysku waydaarsanayay hawlaha iyo shaqooyinka ka qabsoomay iyo waxa u qorshaysay.
Sidoo kale waxa Maamulka Mac'hadka oo ugu horeeyo Agaasimaha Fulinta Mac'hadka Mudane Omer Eid Qalonbi iyo Agaasime ku xigeenka Mac'hadka Mustafe Ahmed ay ku hambalyeeyeen Shaqaalaha waynaha Mac'hadka Hawsha Qaranka u hayaan kuna bogaadiyeen Inay herka ay taganyihiin kasii ambo qaadaan