Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi, ugu horayn kulankaas waxa warbixin kooba

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi, ugu horayn kulankaas waxa warbixin kooban ka bixiya Kuxigeenka Agaasimaha fulinta ee Machadka dhinaca Maamulka iyo maliyada guud ahaan ajandahaa shirkaas,Sida oo kale Agaasimaha Waaxda Taclinta aya kawarbixiyaya Qorshaha waxda oo ay kugu horayso jadwalka waxbarasho ee bisha ramadaan, taytalada Cilmibadhta ee ardayda waxbarashada heerka koobaad, dhanka kale waxa isna ka warbixiyay iskuduwaha waxbarashada heerka labaad ee macahdka qorshaha uyaala simistarka labaad iyo sida ay u qabanayaaan, Dhanka tababarada waxaa warbixin kusaabsan ka bisay Agaasimaha waaxda tababarada sannadkan tababarada u qorshaysan,
Agaasimaha Gobolada bari ayaa isna ka waxbixiyaya sida ay ugu socdaan qorshayashooda iyo halkay wax u marayaan
Ugu danbayn, Agaasimaha fulinta machadka ayaa ku hambalyeeyay agasimayaasha hawlaha shaqo ee qaranka u hayaan ku dhiiriyay inay halaka kasii wadaan.