Machadka Shaqaalaha Dawladdu Civil Service Institute CSI waxaa shalay u soo dhamaaday tababar kaas oo ka qabsoomayay xaruunta Machadka Dawladaha Hoose Local Government Institute - LGI, Tababarkaas oo

Machadka Shaqaalaha Dawladdu Civil Service Institute CSI waxaa shalay u soo dhamaaday tababar kaas oo ka qabsoomayay xaruunta Machadka Dawladaha Hoose Local Government Institute - LGI, Tababarkaas oo ahaa Maamulka Istaratijiyadeed (strategic management) kaas oo soconayay mudda 5 cisho ah, Tababarka waxaa qaadanayay Shaqaale ka kala socday 10 wasaaradood iyo haayado iskugu jiray Tababarkan oo uu bixinayay Maxamed Yuusuf oo ah Khabiir ku takhasusay, Sida oo kale Tababarkan waxa soo xidhay Ku-xigeenka Agaasimaha Fulinta ee Cilmi-baarista iyo Tacliinta mudane Abadikadir Kamil iyo Agaasimaha waaxda tababarada noura nuux,iyaga oo halka lagu gudoonsiyaya shahaadoyin shaqalihii dhamaystay.
Ugu danbayn, Ku-xigeenka Agaasimaha Fulinta ee Cilmi-baarista iyo Tacliinta ayaa ku mahadceliyay Shaqaalaha tababarkan dhamaystay mudadii uu socday tababarkan kuna adkeyay inay uugana faaidaystaan kunadabaqaan shaqooyinkay hayeen waxna kagabadalaan