Saaka, hoolka shirarka ee Civil Service Institute CSI waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi iyo , ugu horayn ku

Saaka, hoolka shirarka ee Civil Service Institute CSI waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi iyo , ugu horayn kulankaas ajandihiisa waxa ka warbixin Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka Mustafe Ahmed, Sida o kale, Agaasimaha waaxda Qorshaynta ayaa warbixin u so jeediyay kaas oo ku saabsana qorshaha qalinjabinta sida ay u socoto iyo waxa loo qorsheyay, dhanka kale waxaa warbixin ku saabsan waxbarashada heerka labaad ee machadka ka jeediya iskuduwaha waxbarashada heerka labaad ee machadka,
Ugu danbayn,Agaasimaha fulinta Machadka ayaa ku mahadnaqay agasimayaasha hawlaha shaqo ee qaranka u hayaan ku dhiiriyay inay halaka kasii wadaan sina dardargaliyaan.