
OGAYSIIS OGAYSIIS....... Mac'hada Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamman ardaydii u fadhisatay Entrance exam in laso dhajiyay natiijooyinkii imtaxaanka ayna ka eganaya xaruunta mac'had
OGAYSIIS OGAYSIIS.......Mac'hada Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamman ardaydii u fadhisatay Entrance exam in laso dhajiyay natiijooyinkii imtaxaanka ayna ka eganaya xaruunta mac'hadka
Ugudanbayn Mac'hadku waxa uu Hambalyo u dirayaa dhammaan ardaydi kuso baxday imtixaanka