Machadka Shaqaalaha Dawladda Saaka waxa ka qabsoomay Shir kaas oo ay kasoo qaybgaleen Agaasimayasha Machadka, Shirkaa oo uu Agaasiminayay Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda mudane Moh

Machadka Shaqaalaha Dawladda Saaka waxa ka qabsoomay Shir kaas oo ay kasoo qaybgaleen Agaasimayasha Machadka, Shirkaa oo uu Agaasiminayay Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda mudane Mohamoud Saed Adad.
Qodobada Shirkaa lagaga wada hadlayay ee lagu dardargalinayay waxa ka mid aha warbixin kooban oo ku saabsan Waxbarashada heerka kobaad ee machadka oo u ka warbixinayay Agasimaga waaxda taclinta xiliga ay u qorsheyeen difacashada buugga ardayda heerka koobaad iyo intu socondoono, Dhanka kale iskuduwaha waxbarasha heerka labaad ayaa ka warbixiyay ardaydada sannadka labaad ku jiraa ee ka qalinjabinaya Machadka,Agaasimaha waaxda maamulka shaqaalaha aya warbixin kooban kabixiyay so gudbinta qorshaha unug kasta ee lixda bilood ee danbe sannadkan iyo tababrada shaqaaluhu soo codsadee.
Ugu danbayn, Agaasimaha Fulinta machadka Shaqalaha Dawladda Ayaa ugu mahadceliyay Agaasimayasha kuna hambalyey shaqada u hayaan qaranka iyo machadkaba