Qiimayntii baahiyaha tababarada shaqaalaha dawladda oo ka socotay Burco muddo afar cisho ayaa kusoo dhamaatay guul. waxa sidookale Munaasibad kooban oo mahadnaq ah ka dhacday xarunta Machadka Shaqaal

Qiimayntii baahiyaha tababarada shaqaalaha dawladda oo ka socotay Burco muddo afar cisho ayaa kusoo dhamaatay guul.
waxa sidookale Munaasibad kooban oo mahadnaq ah ka dhacday xarunta Machadka Shaqaalaha Dawlada ee Burco oo loo sameeyey bahdii samaynaysay xog-uruurinta kuwaasoo si wanaagsan u gutay waajibkoodii Qaran