Qaar ka mida shqaalaha Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dawladda JSL oo tababaro ka dhamaystay Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda
Tababarkan oo ay soo abaabuleen Kuliyadda Tababarada Gaagaaban ee Machadka Tababarada Shaqaalaha Dawladda ee CSI. Waxaana tababarkan ka faa’iidaystay 11 Wasaaradood/Hay’adood oo dawliya.
Waxaanan rajaynaynaa in tababrka ay qaateen ay ku dabaqidoonaan shaqooyinkii ay qaranka u hayeen iyo adeeg-bixintii Wasaaradaha/Hay’adaha Dawladda.
#Omer-sayid Qalonbi