Ogaysiis

​​​​​​​Waxa la ogeysiinayaa dhamaan cidii daneynaysa inay is diiwaan galiso barnaamijyada ka baxa Mac-hadka inay bilaabantay is diiwaangalintii Shahaadada heerka labaad ee Barnaamijka: MSc Accounting and Finance.

Isdiiwaangalintu waxay bilaabantay maanta 23.02.2021