OGAYSIIS Shaqooyin macallinimo oo ka bannaan Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda --------- Waxa Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu u baahan yahay macallimiin dhigi karta maaddooyinka Ingiriisida iyo Shareecada.

OGAYSIIS
Shaqooyin macallinimo oo ka bannaan Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda
---------
Waxa Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu u baahan yahay macallimiin dhigi karta maaddooyinka Ingiriisida iyo Shareecada. Shuruudaha looga baahan yahay waxa ay kala yihiin sidan hoos ku xusan:
1. In uu/ay haysto/haysayo shahaado heerka labaad ee jaamacadda ah (masters degree);
2. In shahaadadda heerka koobaad ama heerka labaad ay la xidhiidho labaddaa maaddo ee kor ku xusan; iyo
3. In uu wax ka dhigayay Jaamacadaha, muddo aan ka yarayn laba sano;
Qabashada codsiyadu waxa ay soconayaan illaa 30/November/2022. Waxa lagu soo hagaajinayaa codsiyada xafiiska shaqaalaha ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladad.