Ogaysiis Ogaysiis Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu


Ogaysiis Ogaysiis
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ogaysinaya ardayda wax ka barata Mac'hadka ina manta oo sabtiya iyo bari oo axada tariikhduna tahay (7-8bisha may ) ay fasax yihiin dib u habayn kasocota Awgeed ayna waxbarashaduna dib u bilaabmidonto 9bisha oo malin isniin ah