OGAYSIIS OGAYSIIS....... Mac'hada Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamman ardaydii u fadhisatay Entrance exam in laso dhajiyay natiijooyinkii imtaxaanka ayna ka eganaya mac'hadka Sidoo

OGAYSIIS OGAYSIIS.......
Mac'hada Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamman ardaydii u fadhisatay Entrance exam in laso dhajiyay natiijooyinkii imtaxaanka ayna ka eganaya mac'hadka
Sidookale Mac'hadku waxa uu Hambalyo u dirayaaa dhammaan ardaydi kuso baxday imtixaanka