OGAYSIIS MUHIIMA Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa uu sannadkan ka bilaabayaa waxbarashada jaamacadda, heerkeeda koobaad (Bachelor Degree) xarunta Burco ee u adeegta, shaqaale waynaha gobollada Bari.

OGAYSIIS MUHIIMA
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa uu sannadkan ka bilaabayaa waxbarashada jaamacadda, heerkeeda koobaad (Bachelor Degree) xarunta Burco ee u adeegta, shaqaale waynaha gobollada Bari.
Waxa sannadkan lagu bilaabayaa waxbarashadaa laba kulliyadood oo kala ah:
1. Accounting and Finance.
2. Public Administration.
Waa u farxad Mac'hadka, xaruntiisa gobollada bari in ay u bilawdo shaqaale waynaha gobollada bari iyo bulsho waynta ku dhaqanba, waxbarashada tayada leh ee looga bartay Mac'hadka iyo kordhinta adeega uu u hayo saddexda gobol ee bari.
Maadaama oo ay aad u kooban tahay tirada la qaadanayaa, waxa aad ka heli kartaa wixii xog ah sida, wakhtiga la bilaabayo isdiiwaangalinta, shuruudaha looga baahan yahay cidda galaysa iyo wixii la halmaala Xarunta Gobollada Bari, Burco ama Taleefannada hoos ku xusan.
WhatsApp: +252 63 7459297/ Tell: 063-4364887/063-7229911