Ogaysiis diwaan-gelinta Master’s Degree Program
Waxa la ogeysiinayaa dhamaan cidii daneynaysa inay is diiwaan galiso barnaamijyada ka baxa Mac-hadka inay bilaabantay is diiwaangalintii "Master’s Degree"
Course: Disaster Risk Management and Sustainable Development
Mudada isdiiwaangalintu soconayso: 15 ilaa 30 November