Today, the students who applied to join the joint program of (MSc: in Accounting & Finance) of joint program CSI with Jigjiga University (JJU) have sat for the university entrance exam, which consisted of two parts: English Professions test and Subject matter test. So, the students who sat for this test were 40 students from both public sector and private sector institutions.
Finally, the institute wishes all these students success and prosperity Insha Allah.
Waxaa maanta imtixaankii galista jaamacadda ahaa u fadhiistay ardaydii soo codsatay in ay ku biiraan barnaamijka wadajirka ah ee (MSc: Accounting & Finance) ee ay ku midaysan yihiin CSI iyo jaamacadda Jigjiga (JJU) oo ka kooban laba qaybood oo kala ah: Imtixaanka Xirfadda Ingiriisiga iyo Maaddada Ay baran doonaan.
Haddaba, ardaydii u fadhiisatay imtixaankan ayaa tiradoodu ahayd 40 arday oo isugu jiray kuwo dawladeed iyo kuwo gaar loo leeyahay.
Ugu danbayn machadku waxa uu u rajaynayaa dhamaan ardaydan guul iyo horumar Insha Allah.