Saaka waa subax taariikh ah. Maxadka Shaqaalaha Dawladda waxa qalinjebinaya ku dhowaad 200 oo arday oo ka qalinjebinaya afar dufcadood oo kala duwan. Hambalyo dhammaantiin.
#CSIGrad2021