Mas’uuliyiinta Machadka Shaqaalaha Dawladda oo aay ka mid yihiin Agaasime Kuxigeenadda Guud iyo Agaasime waaxeedayda Machadka ayaa saaka kulan la qaatay wefti balaadhan oo ka socda Jaamacadda Bristol

Mas’uuliyiinta Machadka Shaqaalaha Dawladda oo aay ka mid yihiin Agaasime Kuxigeenadda Guud iyo Agaasime waaxeedayda Machadka ayaa saaka kulan la qaatay wefti balaadhan oo ka socda Jaamacadda Bristol oo uu horkacayo Professor Eric Herring oo aay weheliyaan mas’uuliyiin sarsare oo ay ka mid yihiin Professor Jaap Velthnis, iyo Dr. Chiara De Sio halka hay’adda Transparency Solutionsna uu ka socday Mustafe Cilmi. Kulanka ayaa diirada lagu saaray waxyaabaha aay iska kaashaan karaan labada Jaamacadood sida kobcinta iyo tayaynta aqoonta, cilmibaadhisaha iyo technologyida. Kulanku wuxuu kusoo dhamaaday is-afgarad buuxa.