Mac'hadkaShaqaalaha Dawladda waxa maalintii afaraad ka socda tababarkii

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa maalintii afaraad ka socda tababarkii long-term Training of Trainers (ToTs) kaasoo ay iska kashadeen hirgalintiisa Somaliland Civil Service Institute (CSI) iyo Ghana Institute of Management and Public Administration (GIMPA)