Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxaa uu shalay si toosa u furay barnaamijkii Af-Ingiriisiga, kaas oo lagu bilaabay shaqaale dawladeed oo ka kala socday 13 wasaaradood oo ka koobnaa 50 qof. Sida oo ka

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxaa uu shalay si toosa u furay barnaamijkii Af-Ingiriisiga, kaas oo lagu bilaabay shaqaale dawladeed oo ka kala socday 13 wasaaradood oo ka koobnaa 50 qof.
Sida oo kale, furitanka barnaamijkaa waxa kaso qayb kalay Agaasimaha Waaxda tababarka iyo Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta machadka ee Tacliinta iyo cilmibaadhista Mudane Abadikadir Kamil isagoo Agaasimuhu kula dardaarmay inay ka faa'idaystaan fursada qaliga ah.