Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxaa uu shalay ka qaaday imtixaanka gelitaanka Af-Ingiriisiga ( English entrance exam) shaqaale dawladeed oo ka kala socday 16 wasaaradood oo ka koobnaa 90 qof, kuwaas

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxaa uu shalay ka qaaday imtixaanka gelitaanka Af-Ingiriisiga ( English entrance exam) shaqaale dawladeed oo ka kala socday 16 wasaaradood oo ka koobnaa 90 qof, kuwaas oo laga xulan-doono arday xirfadoodu gaadhsiisan level 2. Tababarku waxaa uu socondoonaa muddo 8 bilood ah.