Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu shalay ka qaday English Exam shaqaale ka kala socday 18 wasaradood oo ka koobnaa 50 qof oo Shaqaale ah,

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu shalay ka qaday English Exam shaqaale ka kala socday 18 wasaradood oo ka koobnaa 50 qof oo Shaqaale ah, level-ka ardeyda ee laqadanayay waxa uu ahaa (Intermediate Level).