Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ogaysinaya dhamaan shaqaalihii ka qaybqaatay tababaradii ay wada bixinayeen Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda iyo dhigiisa Ghana institute of management and publi

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ogaysinaya dhamaan shaqaalihii ka qaybqaatay tababaradii ay wada bixinayeen Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda iyo dhigiisa Ghana institute of management and public administration in maalinka Sabtida ee bishu kubegantahy 14/jan/2023,subaxnimo; labixindoono shahaadooyinkii tababarada goobta ay ka qabsomidoonta xafladasi wa hall shaqaalaha Dawladda