Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ogaysinaya dhamaan dadkii ka qaybqaatay Labadi Tababar ee ahaa (Training of Trainers “ToT/s”)

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ogaysinaya dhamaan dadkii ka qaybqaatay Labadi Tababar ee ahaa (Training of Trainers “ToT/s”) long-term training iyo short-term training, in bari oo axad tariikhduna tahay 22/5/2022 9 Subaxnimo la gudoonsiindoono shahadooyinkii dadkii dhamaystay tababarada
Venue: CSI Hall A