Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ogaysiinayaa dhamaan ardayda wax ka barata in ay dib u bilaabmi doonto waxbarashadii 26/November/2022, oo ku beegan maalinta sabtida ah, ee wiigga soo socda. Wax

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ogaysiinayaa dhamaan ardayda wax ka barata in ay dib u bilaabmi doonto waxbarashadii 26/November/2022, oo ku beegan maalinta sabtida ah, ee wiigga soo socda.
Waxaa kale oo la ogaysiinayaa ardayda cusub ee sannadkan la qaatay in ay waxbarashada bilaabayaan isla maalintaa kor ku xusan.
dhanka kale waxa la ogaysiinaya ardaydaa cusub in jihayntii (Orientation) la siin doono 30/November/2022, oo ku beegan maalinta arbacada ah, ee wiigga soo socda.