Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu kulan ah orientation u sameeyay dadkii kuso baxay training of trainers (TOT)

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu kulan ah orientation u sameeyay dadkii kuso baxay training of trainers (TOT) kuwaas oo ka koobnaa Tababarada gaagaaban iyo Tabarada dhaaadheer (Long-term) iyo (Short term).
Sidaa daraadeed, Mac'hadku waxa uu ogaysiinayaa in barri oo sabti ah 19.March. 2022, uu bilaabmi doono kii ahaa (Short-term TOT training).