Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ku war-galinayaa dhammaan Ardaydii ku soo baxday Entrance Exam kii ee noqonaya (Fresh Students) in uu jiro kulankii muhiimka ahaa ee Jihaynta adrayda cusub (stude
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIISMac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ku war-galinayaa dhammaan Ardaydii ku soo baxday Entrance Exam kii ee noqonaya (Fresh Students) in uu jiro kulankii muhiimka ahaa ee Jihaynta adrayda cusub (student Oreintation) kulan kaas oo ka dhicidoona HOOLKA SHAQAALAHA DAWLADDA 25.11.2021 bisha khamiista habeenka jimcuhu soo galidoono wkhtiguna waa 5:40 PM insha Allah.