Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu duco, dardaaran iyo sagootin u sameeyay Agaasimaha Guud ee dhawaan madaxwaynaha qaranku Mudane muuse biixi abdi u magacaabay Wasaraadda Arrimaha Dibedda iyo Iskaa

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu duco, dardaaran iyo sagootin u sameeyay Agaasimaha Guud ee dhawaan madaxwaynaha qaranku Mudane muuse biixi abdi u magacaabay Wasaraadda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Said Ahmed Abdikarim. Waxa madasha sagootinta kala soo qayb galay agaasimayaal guud oo ka kala socday haayadaha iyo wasaaaradaha dawladda iyo idil ahaan shaqaalaha waynaha Mac'hadka Shaqaalaha dawladda oo uu hoggaaminayo Agaasimaha guud ee Mac'hadka Mudane Omer-sayid Qalonbi iyo agaasime ku xigeenka Machadka Mudane Mustafe Axmed Maxamed