Machadka Shaqaalaha Dawladdu, si uu u dardargeliyo una horumariyo xirfadda iyo aqoonta shaqaalaha dawladda, waxa uu qaadanayaa tababarayaal leh khibrad iyo aqoon sare, isla markaana buuxiya shuruudaha
Machadka Shaqaalaha Dawladdu, si uu u dardargeliyo una horumariyo xirfadda iyo aqoonta shaqaalaha dawladda, waxa uu qaadanayaa tababarayaal leh khibrad iyo aqoon sare, isla markaana buuxiya shuruudaha looga baahanyahay. Tababarayaashu waa inay si gaar ah ugu takhasuseen fiilalka hoos ku xusan.qadashada Tababarayashu waxay socon doonta ila 30 August 2025.
