Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka bilaabmay tababbar ku saabsan (Time Management) waxana qaadanayay shaqaale ka kala socda toban wasaaradood. Muddada uu soconayaa waa laba cisho. Tababarkaa

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka bilaabmay tababbar ku saabsan (Time Management) waxana qaadanayay shaqaale ka kala socda toban wasaaradood. Muddada uu soconayaa waa laba cisho.
Tababarkaa waxa bixinaya Dr.Emmanuel Abokyi oo ah khabiir ka socda Ghana Institute of Management and Public Adminstration(GIMPA), sidoo kale waxa la bixinaya tabobaraka Saed Ahmed Abdukarim oo ka socda Civil Service Institute(CSI).