Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda, xaruntiisa Burco oo lagu xardhay Calanka Jamhuuriyadda Soomaalilaand, astaanta qaranka iyo baadisoocda Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda xuska 32aad 18 May awgeed. Xarunta

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda, xaruntiisa Burco oo lagu xardhay Calanka Jamhuuriyadda Soomaalilaand, astaanta qaranka iyo baadisoocda Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda xuska 32aad 18 May awgeed.
Xarunta Mac'hadka ee gobollada bari waxa ay idil ahaan hanbalyo iyo hormo debaaldeg u diraysaa idil ahaan shacbi waynaha Jamhuuriyadda, Shaqaale waynaha gobollada bari iyo guud ahaan qaranka jamhuuriyadda Soomaalilaand