Machadka Shaqaalaha Dawladda Xalay waxaa ka qabsoomay kulan wacyi galin ah kaas oo ay wadeen maamulka sare ee cisbitaalka wayn ee Hargaysa oo ugu horeeyo Agaasimaha guud ee cisbitaalka Dr. Abdirahman

Machadka Shaqaalaha Dawladda Xalay waxaa ka qabsoomay kulan wacyi galin ah kaas oo ay wadeen maamulka sare ee cisbityaalka wayn ee hargaysa oo ugu horeeyo Agaasimaha guud ee cisbitaalka Dr. Abdirahman Maxamed Osman, kulankaa wacyi galinta oo ku saabsanaa dhiig bixinta, dhanka kale Agaasimaha Fulinta ee Machadka mudane Omer-sayid Qalonbi Iyo maamulka sare ee Machadka ayaa kuso dhaweeyay xaruunta machadka.
sida oo kale wacyi galintaa oo ay ku soo mareen ardayda wax ka barata machadka taas oo ay ku wacyi galiyeen kuna dhiiriyeen ina ka qayb qataan,