Machadka Shaqaalaha Dawladda waxxaa manta kusoo gabagaboobay tababarkii ku saabsana Amniga IT iyo warbaahinta bulshada "IT security and social media ". Tababarka oo soconayay muddo Shan maalmood wa

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxxaa manta kusoo gabagaboobay tababarkii ku saabsana Amniga IT iyo warbaahinta bulshada "IT security and social media ". Tababarka oo soconayay muddo Shan maalmood waxaa tababarka dhamaystay 26 shaqaale oo ka kala socda 14 wasaradood iyo hayadood.
soo xidhitanka tababarka waxa kaso qayb galay agasimaha fulinta ee machadka Shaqaalaha Dawladaa Mudane Omer-sayid Qalonbi iyo Agaasime ku xigeenka fulinta Machadka Shaqaalaha Dawlada mudane Mustafe Ahmed oo haka ku gudoonsiyay shahaadooyin shaqaalihii dhamaystay tababarka.