Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa Saaka Ka qabsoomay Kulankii Agaasimayaasha Kaas oo uu Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka kaga war bixiyay Daah-furka Barnaamijka postgraduate xiliga la qabandono

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa Saaka Ka qabsoomay Kulankii Agaasimayaasha Kaas oo uu Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka kaga war bixiyay Daah-furka Barnaamijka postgraduate xiliga la qabandono iyo sida loo qabnayo, Dhanka kale waxaa lagaga wada hadlay sidii loo qaban laha Daah-furkii waxbarashadda heerka koobaad ee Xaruunta Burco iyo sidii loqabanlaha.
Ugu danbayn, Agaasimaha Fulinta Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Omer-sayid Qalonbi ayaa uga mahad-naqay agasimayaasha hawlaha shaqo ay soo qabteen.