Mac'hadka Shaqaalaha dawladda waxaa uu ogaysiinayaa ardayda cusub ee sannadkan uu qaatay loo samayn doono tababar kaas oo ku saabsan jihaynta ardayda cusub (Freshman Students Oreintation), tababarka

Mac'hadka Shaqaalaha dawladda waxaa uu ogaysiinayaa ardayda cusub ee sannadkan uu qaatay loo samayn doono tababar kaas oo ku saabsan jihaynta ardayda cusub (Freshman Students Oreintation), tababarkaas ayaa ka qabsoomidoona Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Maanta oo bishu tahay 7/12/2022 oo ku beegan maalin arbaca ah bacda maqrib.
Halkaas oo maamulka iyo hawl wadeenada Mac'hadku ay u faah-faahin doonaan dhammaan shuruucda iyo hab-raacyada ardayga looga baahanyahay mudada uu Mac'hadka wax kabaranayo.