Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa Shalay Ka qabsoomay Kulankii Agaasimayaasha Kaas oo lagaga had-layaay Xafladda Daah-furka Barnaamijka postgraduate Qabanqabadeeda. Sida oo kale, Agaasimaha Fulinta

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa Shalay Ka qabsoomay Kulankii Agaasimayaasha Kaas oo lagaga had-layaay Xafladda Daah-furka Barnaamijka postgraduate Qabanqabadeeda.
Sida oo kale, Agaasimaha Fulinta Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Omer-sayid Qalonbi ayaa uga mahad-naqay agasimayaasha hawlaha shaqo ay soo qabteen.