Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa shalay ka bilaabmay tababbar kaas oo ku saabsanaa Habqoraalka tolmoon. Tababbarkan waxaa qaadanayay Shaqaaala-waynaha Machadka, tababbarkan oo socon doona labba cish

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa shalay ka bilaabmay tababbar kaas oo ku saabsanaa Habqoraalka tolmoon. Tababbarkan waxaa qaadanayay Shaqaaala-waynaha Machadka, tababbarkan oo socon doona labba cisho, waxaa bixinayay tababbarkaa Qoraa Saciid Maxamuud Gaahayr.

Sida oo kale waxaa kormeer ku soo Maray Agaasimaha fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Omer-sayid Qalonbi iyo kuxigeenka fulinta Machadka dhinaca Waxbarashada iyo Cilmibadhista Mudane Badri Abdilahi iyo wafti ka socday Baanka Adduunka iyo mashruuca Dib-habaynta  Maaliyadda ee Somaliland.