
Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa saaka u soo xidhmay Tababar Kaas oo ahaa Human Rights in a Public Service, Tababarkaas oo ay qadanayeen 15 wasaarado iyo hayado iskugu jiraan gaar ahan waaxda maray
Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa saaka u soo xidhmay Tababar Kaas oo ahaa Human Rights in a Public Service, Tababarkaas oo ay qadanayeen 15 wasaarado iyo hayado iskugu jiraan gaar ahan waaxda maraynta Shaqaalaha iyo waaxda sharciga Tababarkaas oo soconayay muddo 5 cisho ah,sida oo kale Tababarkaas waxaa Xidhitaankiisa kasoo qayb galay Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Machadka Shaqalaha Mudane Abdikadir kamil, oo ay ku waheliso Agaasimaha waaxda Tababarada ,Halkaas oo Kuxigeenka Agasimaha Guud Ku gudoonsiyay Shaqaalihi dhamaystay Tababarkaa soconayay mudada 5 cisho ah, Tababarkaas oo uu bixinayeen Khuburo ku takhasusay mudane Abdiqani salebaan oo uu la bixinayay Ahmed.
Ugu danbayn, Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Machadka Ayaa ku dhiiriyay Shaqaalaha inay uga faaideeyaan Tababarkan isla markana ay ku celiyaan wasaaradaha ay ka imadeen aqoontaa ay ka faidaysteen.
