Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa Saaka Ka qabsoomay Kulankii Agaasimayaasha Kaas oo lagaga had-layaay Hawlaha Machadka kasocda iyo sidii loo dardargalinlaha, dhanka kale waxa war-bixin kooban ka bix

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa Saaka Ka qabsoomay Kulankii Agaasimayaasha Kaas oo lagaga had-layaay Hawlaha Machadka kasocda iyo sidii loo dardargalinlaha, dhanka kale waxa war-bixin kooban ka bixiyay Agaasimaha waaxda Qorshaynta iyo Horumarinta Mudane Mohamoud Saed Adaad kulan ay la qateen masuuliyiin ka socday RADA Collage.
Sida oo kale, Agaasimaha Fulinta Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Omer-sayid QalonbiOmer ayaa uga mahad-naqay agasimayaasha hawlaha shaqo ay soo qabteen.